Gudoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhabo
(March 18, 2012)
Baydhabo:-Wafdi uu hoggaaminayo afhayeenka baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa saaka gaaray magalaada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana socdaalkiisa ku weheliya xildhibaano ka tirs
Ra’iisul Wasaarah DFKM Cabdiweli Gaas oo qaabilay Alexder Rondes (warsaxaafadeed)
(March 18, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr. Alexder Rondes
Kulan dhexmaray Culumada Kenya iyo Culumada dacwa Salafiya ee Askandariya(Daawo)
(March 17, 2012)
Masar:-Magaalada Askandariya ee dalka Masar ayaa waxaa uu kulan uu ku dhexmaray qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya  iyo qaar ka mid ah culumada Dacwa Salafiya ee magaalada
Cajal Xasaasi ah oo la sheegay in uu leeyahay Abu Mansuur Al-Amariki oo lagu faafiyey Internetka(Daawo)
(March 17, 2012)
Muqdisho:- Waxaa saaka baraha  internetka ee taageera Ururka Al-Qaacida lagu faafiyey cajal muuqaal ah oo uu leeyahay Mid ka mid ah saraakiisha ugu muhiimsan Ururka Al-Shabaab gaar ahaan kuwa Muhaaji
Dagaalo Culus oo caawa ka socda Deeganka Galgalato, Sheekh Cali Cabdule iyo Waxarcade
(March 16, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa dagaal culus uu ka socdaa Deegaanada Galgalato, Sh Cali Cabdule ,Waxar cade dagaalka ayaa waxaa uu u dhexeeyaa ciidamada Al-Shabaab iyo ciidamada DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISOM
Socdaalkaygii Mozambique – Qaybta 4-aad W/Q: Sheikh Maxamed Idiris Axmed
(March 16, 2012)
Mozambiqu:-Alxamdulilahi wasalatu wasalamu cala rasuulilahi wa bacdu: Masjid Abubakar – Nampula .Magaalada Nampula ee Dalka Mozambique ayey Soomaalidu u badan yihiin sidaan horay u xusay. magaalada
Midhaha Akhriska :W/Q: Sheikh Maxamed Sheikh Cabdiraxman Kaariye (Qaybta 1-aad).
(March 16, 2012)
Minisota:-Shaacirkii caanka ahaa ee  Abuu Dayib Al-Mutanabi ayaa yidhi:أعز مكان في الدنى سرج سابح  *** وخير جليس في الزمان كتاب Tarjumada hadalkiisuna waa
Boqor Buur-Madoow oo lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land
(March 15, 2012)
Hargeysa:-Ciidamada Ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ka dib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, Boqorka ayaa xil
Taliyahii hore ee Booliska gobolka Mudug Muuse Xasaasi oo qarax ka badbaaday
(March 15, 2012)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay Taliyahii hore ee qaybta Booliska gobolka Mudug G/sare Muuse Axmed C/raxmaan Muuse X
Socdaalkaygii Mozambique -Qaybta 3-aad W/Q: Muxammad Idriis Axmed
(March 14, 2012)
Mozambique:-Alxamdulilah wasalatu wasalamu calaa rasuuli laah, wa bacdu,Ugu horayn waxaan u mahad celinayaa walaalaha faallada ka bixiyey qoraalkii hore, waxaan si gaara u xusayaa Fadiilatu Sheekh Al

« Previous PageNext Page »