Ciidamada DFKM oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin watay walxaha qarxa

May 8, 2012 - Written by

Afgooye:-Ciidamada DFKM ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu watay walxaha qarxa ninkaas ayaa waxaa lagu qabtay  Ex-Control Afgooye oo ay ku sugan yihiin ciidamada DFKM .

G/sare Axmed Cabdullaahi  oo ah Taliyaha ciidammada DFKM ee Ex-Control Afgooye ayaa saaka saxaafada u sheegay in ciidamada DFKM ay gacanta ku dhigeen wiil dhalinyaro ah oo watay  Jaakad laga soo buuxshay walxaha qarxa wuxuuna sheegay in la rabay in qaraxa lagu waxyeeleeyo dadka rayidka ah iyo ciidamada DFKM ee ku sugan magaalada  Muqdisho.

G/sare Axmed Cabdullaahi  oo ah Taliyaha ciidammada Ex-Control Afgooye ayaa sheegay in ciidamada nabadsugida ay ka sii warhayeen wiilka loo soo dhiibay jaakada ay ku xiran yihiin walxahab qarxa.

Ilaa haatan ma jiraa wax war ah oo ka soo baxay Ururka Al-Shabaab marka laga reebo sheegashada ciidamada DFKM oo ah in ay qabteen walxaha qarxa iyo qofkii watay.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online