Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)

May 24, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net.

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Towfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan wax yar ka dib marka darsigu dhamaadohaddii wax cilad dhinac internetka aysan ku imaan masjid ka Towfiiq  inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

Hoos ka Daawo Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax.

Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. waxa aan doonayaa in aad iga caawisaan sida aan ugala socon lahaa tvga halgan mobilka

  2. bahda halgan waad ku mahadsantihiin shaqada aad u haysaan shacabka soomaaliyeed

Leave a comment

*