Darsigiii xalay ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Suufiyada Qeybtii Labaad (Daawo)

May 11, 2012 - Written by

Norway:-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa caawa halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada oo ka hadlayey taariikhda xarakaadka iyo Madaahibta waxaana uu caawa uu sii faahfaahiyey Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Suufiyada oo waxyaabaha ay aaminsan yihiin sida karaamada ,Digriga ,Zuhdiga iyo waxyaabo kale oo badan.

Darsigii Maanta Qeybtii Labaad oo ka Hadlayey Taariikhda Firqada Suufiyada

Duruustii Hore ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah Halkan ka Dhageyso

Masjid Al-Tawfiiq
Norway

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,305 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>