Garaad Cadulaahi Cali Ciid talo ayaan ula soo noqonay Puntland (Dhageyso)

May 15, 2012 - Written by

Garoowe:-Garaad Cadulaahi Cali Ciid ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyey sababaha ay dib ugu soo laabteen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Garaadka ayaa sheegay in Dustuurka qabyo qoraalka ee DFKM uusan dhameystirneyn lana aqoon ilaa wakhtiga uu dhamaanayo sidaa darteed ay talo ula soo laabeen madaxda iyo waxgaradka Puntland.

Garaad Cadulaahi Cali Ciid ayaa meesha ka saaray warar ay baahiyeen warbaahinta saaka taas oo ahayd in ay Isimada Puntland ay ka soo caroodeen shirka odayaasha dhaqanka uga socda magaalada Muqdisho kaas oo odayasha dhaqanka Soomaaliya ay ku soo xuli doonaan ergada ansaxin doonta Dastuurka ay yeelan doonto dowlada rasmiga ah ee lagu wado in la dhiso bisha 8aad ee sanadkan 2012 ka.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Garaad Cadulaahi Cali Ciid uu siiyey galabta Idaacada VOA qeybteeda afka Soomaaliga.
[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/izyddjsjqr/ciid.mp3]

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online