Hay’adda Somali Advice and Information Services oo Tcasi dirtay

May 7, 2012 - Written by

LondonDhamaan maamulka iyo shaqaalaha hay’adda SOMINFOS ee magaalada Leicester waxay ay tacsi naxdin leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo eheladii iyo waliba shacabka iyo dowladda Puntland, ka dib geeridii ku timid wasiiru dowlhii Dastuurka dowlladda Puntland Dr Cabdi Xassan Jimcaale. Allaha u naxariistii Wasiirudowlhii dastuurka Puntland Dr Cabdi Xasan Jimcaale  oo u geeriyooday xanuun lasoo darsay maalmihii la soo dhaafay maantana ku  geeriyooday magaaladan London  ee caasimada dalka Ingriiska.Dr Jimcaale ayaa waxaa uu ahaa shaqsi isku darsa day aqoon, wadaniyad iyo waliba isagoo ahaa qoraa sare, qoreyna qoraalo iyo buugaag fara baddan.

Dhamaan Shacabka ku nool  Puntland iyo waliba guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa uu noqon doonaa shaqsi taariikhdiisa aad looga xuso iyo waliba howilhii muhiimka ahaa ee uu dalka u qabtay. Hay’adda Somali advice and Information Services waxaa ay leedahay Innaa lilaah wa innaa ileyhim lanuraajicuun, waxa ayna uga tacsiyey naysa dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan dadka reer Puntland oo ay leedahay Allaha samir iyo iimaanba idinka siiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Isagana janatul ferdowsa Allaha ka waraabiyo.

Aamiin

Cabdixakiim Jaamac Jooje

Chairman of SOMINFOS – Leicester UK

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online