Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Shible (Qoraal ah Akhriso )

May 26, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Muxaadaradii Sheekh Maxamuud Shible uu ka jeedshay xalay magaalada Nairobbi ee xarunta dalka Kenya oo qoraal ah si ay uga faa,ideystaan dhamaan ardayda iyo culumada waxaana uu sheekh qoraalkiisa ku soo aruurshay nasuusta Ahlu suna iyo qaabka ay u fasireen
Sheekh Maxamuud Shible ayaa muxaadaradiisa waxaa uu uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta  Muta,awaliinta hoos ka akhriso.

Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta  Muta,awaliinta Sheekh Maxamuud Shible.

 

8 Comments so far

Leave a comment

  1. Waxaan lee yahay shiikha khayr Alle ha siiyo dembigiisana ha dhaafo laakiin waxaan jeclaan lahaa in uu dadka Soomaalida ah wax ugu sheego afkooda, waayo dadku afka Carabiga ah ma wada yaqaaniin.

    Waxaana iga fikir ah la iskuma diidana in aan ruux muslim ah lagu sheegi karin gaal. Laakiin horta maxaa lagu garan karaa qofka muslimka ah si loo garto gaalka. Sidaas darteed waxaan jeclaan lahaa in ay culumadu ka hadlaan xuduudda u dhexaysa muslimka iyo gaalka si aan la isugu qaldin una dhicin in ruux gaal ahi isu haysto muslim ama ruux muslim ah loogu malayn gaal.

  2. as wr wb sh alle ajir hakaasiiyo intii dhaggeysatayna kuwii ku camal fala alle haka dhigo amin amin

  3. asc walaalaha halgan.net ajir iyo xasanaat Ilaah ha idinka siiyo wanaaga aad umada u haysaan. waxaan codsan lahaa inaad inoo soo gudbisaan muxaadaraadkii sheekh shible ee ugu dambeeyay iyagoo cod ah ama video ah (ka digida gaaleysiinta dadka muslimiinta muta’awiliinta ah)
    Ilaah ha idin barakeeeyo.

  4. walaal jasaaka laahu khayral jasaa sida wanaag san eed ufaah faahisay muduucan laakiin waxay ahayd in dadka aad ucadaysid markii hore ee ay waxani soo baxeen si aan dadku ugu kadsoomin baarakalaahu fiik ilaahay xaqa haku waafajiyo hana kugu sugo

  5. walaal ALLAH qeyr badan ku sii sida wannaagsan ee aad xaqa u iftiimisay JANO FARDOWSA ilaahey hoygaaga ka dhig

  6. ilaahey ha ku xafido oo sida wanaagsan ee aad u kale qeexday xaqa iyo baadilka
    asww

  7. Asc wr wbr Waxaa ilaah mahadii ah
    in caawa muxaadaraadki musalsalka
    ahaa ee inoo waday sheikh shibli
    kusoo dhamaaden khayr iyo cilmi
    fara badan oo aan ka helnay hadaan
    nahay dulaabta. Sheikhu wuxu ku xeel dheeraaday sidii salafka uga digi
    jireen gaalaysinta umada iyo waliba
    qatarta ka dhalan karta iyo kan wax
    takfiriya halista ku hareeraysan.
    Ilaahay haka ajar siiyo shiekha
    dadaalka uu xaqa ku cadaynayo kuwa qulaada ah ee takfiriyintana
    allaha ku anfaco

  8. walaal ilaahay kher hakusiiyo wax badan baad noobayanisay cidii xaq doonaysana ilaaha kuanfaco adigana cilmigaaga allaha kubarakeeyo aamiiiiiiiiin wabilaah tawfiiq

Leave a comment

*