Madaxweeynaha Faransiiska Mr.Nicolas Sarkozy oo fadeexad ay soo wajahday(Daawo)

May 1, 2012 - Written by

Farance:-Madaxweeynaha dalka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa waxaa soo wajahay fadeexad iyo ceeb tii ugu weyneyd ee ka dhacada dalka Faransiiska waxaana lagu heystaa in uu lacag gaareysa 50-Milyan oo Euro ka helay Sanadkii 2007 Madaxweeynihii hore ee dalka Liibiya Col. Muamar Al Qadaafi .

Madaxweeynaha dalka Faransiiska Mr.Nicolas Sarkozy ayaa waxaa uu xusul duub ugu jiraa in uu mar labaad hanto doorashada dalka Faransiiska ka socota waxaase daba dhigtay warbaahinta dalkaas iyaga oo ku furay buuq siyaasadeed.

Wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore ee Libya ee la dilay Col.Qadaafi oo la yiraahdo Saif Al Islaam ayaa hada ka hor shaaciyey in lacag badan ay siiyeen madaxweynaha faransiiska si uu doorashada ugu soo galo .

Shacabka dalka Faransiiska ayaa shaki badan ka qaaday Mr Nicolas Sarkozy waxaana fadeexadaan si weyn uga faa,idaystay ninka loolanka madaxtinimada kula jira Nicolas Sarkozy oo lagu magacaabo Francois Holland .

Hoos ka daawo Barnaamij ay ka Diyaarisay Aljazeera Tv fadeexada soo wajahday Nicolas Sarkozy

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online