Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif oo xarunta Qaramada Midoobay saxaafada kula hadley (Daawo Video)
May 16, 2012 - Written byWaxaa si rasmi ah uga furmay Magaalada New York ee dalka Mareykanka shir gaar ah oo Qaramada midoobay ay uga hadlayeen xaalada dalka Soomaaliya shirkaaas o ay ka qayb galeen Wafdi uu hogaaminayaye Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed , Shariif Axmed ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey wasiirka gaashaandhiga ee DFKM Xuseen Carab Ciise. iyo masuuliyiin kale.
Madaxweynaha DFKM Sh Shariif ayaa hadal kooban oo uu saxaafada u jeedieyey waxaa uu kaga hadalay horumarka ay DFKM ay ka gaaratay dhinac amaanka iyo sida ay Hay,addaha Qaramada Midoobay ay taageero ugu bixinayaan DFKM shirarka loo qabtay soomaaliada gaar ahaan kii ka dhacay magaalada London iyo midka hadda loo balan sana yahay in uu ka dhaco dalkja Turkiga.
Hoos ka dhagayso hadalka Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed
Source Un.org