Ogeysiis ku saabsan Darsigii Sheekh Dr Cali Maxamed saalax Ee Halgan web Tv

May 26, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalahii kutaxnaa darsigii Mowsuucatul ee uu akhrin jiray Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax kaas oo ka bixi jiray Halgan Web Tv Station iyo Kitaabkii Caqiidatul Dhaxaawiya in aysan Jirin maalmaha Sabtiga ,Axad iyo Isniin waxaana darsiga Sh Dr Cali Maxamed Saalax uu dib u bilaaban doonaa inshalaah maalinta talaadada ee soo socota 29-05-2012.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa ka akhriya dhamaan duruusta aan kor ku xusnay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

272,305 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>