Qarax ka dhacay Degmada wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya.

May 30, 2012 - Written by

Wajeer:-War haatan naga soo gaaray Degmada Wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay uu ka dhacay Degmada Wajeer kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa dhacay abaarihii 7:45 waxaana la xaqiijiyey in uu jiro khaasaro kala duwan waxaana goobta soo gaaray ciidamada Booliska ee dalka Kenya iyaga oo xiray dhamaan wadooyinka soo gala maqaaxi laga qaxweeyo oo qaraxa lala beegsaday.

Taliyaha Booliska degmada Wajeer ayaa u xaqiijiyey TV KTN in uu qarax dhacay balse uu gadaal ka soo faahfaahin doono .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>