Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya (Daawo Masawirada)

May 28, 2012 - Written by

Nairobi:-Qarax weyn ayaa ka dhacay saaka magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu qaraxu sababay dhimasho iyo dhaawac warar hordhac ah ayaa sheegaya in dhaawaca uu gaarayo 29 qof halka dhimashadu  ay gaareyso hal qof .

Taliyaha ciidanka booliska ee magaalada Nairobi, Mathew Iteere oo la hadlay saxaafada goordhow ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhashay  koronto qaraxday wuxuuna sheegay in ay socdaan baaritaan Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa loo daadgureeeyey isbitaalka ee Kenyatta Hospital halkaas oo lagu daaweynayo.

no images were found

Ciidanka amaanka ee magaalada Nairobi ayaa xiray qaraxa ka dib dhamaan wadooyinka soo gala waddada Moi Avenue  taas oo xudun u ah Ganacsiga iyo isku socodka bartamaha magaalada Nairobi.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Xuquuqda masawirada Dailynation

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online