Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi oo dhameystiran Sheekh Maxamed Cabdi Umal(Dhageyso)

May 27, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masaajid Abubakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa wuxuu uga hadlay qisadii Saxaabigii Weynaa ee Salman Al-Farisi iyo safarkii dheeraa uu u soo maray in alle ku hanuunsho Islaamka.

Qisada Saxaabiga weyn ee Salmaan Faarisi ayaa runtii ah qiso aad cajiib u leh oo runtii qofkii alle uu hanuun la rabo aan cidna ka horistaagi karin waxaana hanuunka oo lagu waafajiyo ay tahay nimco weyn oo alle looga mahdiyo.

Hoos ka Dhageyso Qisadii Saxaabigii Salmaan Faarisi iyo cibrooyinka laga qaadanayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
[audio:http://www.halgan.net/Mp3/salman.mp3]

Ama Halkan Mp3

Leave a comment

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online