Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhin jiray dalka Yemen Axmed Aden oo geeriyooday

May 1, 2012 - Written by

Cadan:-Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhin jiray dalka Yemen Axmed Aden Cusmaan ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Cadan ee dalka Yemen ka dib markii uu in mudo ah xanuunsanaa alaha u naxariisto  Ahmed C/salaam waxaa geeridiisa xaqiijiyey kuxigeenka Qunsaulka Soomaaliya ee Cadan Xuseen Xaaji Axmed

Kuxigeenka Qunsaulka Soomaaliya ee magaalada Cadan Xuseen Xaaji Axmed ayaa sheegay in Marxuum Axmed Aadan Cusmaan uu muddo ku xanuusanaa  lagana hayey Beerka .

Safiirkii hore ee dalka Yemen ayaa waxaa uu ifka kaga tagay 6 caruur ah wuxuuna soo qabtay xilal kala duwan xiligii dowladii dhexe ee Soomaaliya oo uu madaxweynaha ka ahaa Jen Maxamed Siyaad Bare. Alle ha u naxariistee Axmed Aadan Cusmaa ayaa la filayaa in lagu aaso magaalada Cadan ee dalka Yemen

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online