Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo khudbadii maanta ka hadlay Fadliga salaada Jimcaha(Dhageyso)

May 18, 2012 - Written by

Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga salaada Jimcaha khudbada oo uu Sheekhu ku waday si taxane ah.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si aad ah uga dheeraaday wanaaga Salaada Jimacaha iyo khatarta ay leedahay in la dayaco wuxuuna si weyn ula dardaarmay Ganacsatada isaga oo ku booriyey in ay dhowraa dhamaan salaadaha oo dhan si gaarna ay u ilaashaan Salaada jimacaha.

[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/102lfrcp0k/shumal.mp3]

Ama Halkan Mp3

Halgan.net Nairobi

5 Comments so far

Leave a comment

  1. sheekh maxamed ilaah haidin xifdiyo dhamaan culimadiina kashaqeeya dacwada

  2. Al sheekh Mohamed Abdi Umal Illaahay dartiis Ayaan U jecelahay Waa sheekh Dagan Oo cilmigu biyo Dhigtay Oo Cod kar Ah
    Allaha Huku xifdiyo Yaa shaykhul Islaam

  3. baaarakaallaahu fiikum ikwa halgan.net iyo sheekheenaba alla ha xafido aakhiro iyo aduunba

  4. sheikha ilahey qeyr hasiiyo aad ayuu nogu faiideyey allah masha allah ilahey hanaga dhigo kuwii kudhaqmo oo ku camal fallo amain

Leave a comment

*