Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ee ka socday Addis Ababa oo birito la soo afmeerayo

May 22, 2012 - Written by

Addis Ababa:-Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ee ka socday magaalada  Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa dib uga dhacay in caawa la soo afmeero ka dib markii ay Galmudug soo gudbisay cabasho la xiriirta ergooyinka oo ka imanaya Galmudug .waxaana la soo afmeeri doonaa maalinta birito ah sida ilo wareed lagu kalsoon yahay ay u sheegeen Halgan.net

Arimaha laga heshiisay ayaa waxaa si hordhac ah ka mid ah Dastuurka ,Federaaliisimka iyo soo xulida ergooyinka ka mid noqon doona baarlamaanka Dowlada la dhisi doono bisha 8aad 2012.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online