Wasiirka ka tirsan Puntland oo xaqiijiyey in Shidaal laga helay Ceelka Shabeele1(Dhageyso)

May 21, 2012 - Written by

Oslo:-Wasiiru dowlaha maamul wanaaga ee Dowladda Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) ayaa markii ugu horeysay la hadlay qurba joogta Puntland  isaga oo ka warbixiyey meesha ay mareyso qodistii Shidaalkii laga qodayey dooxada Dharoor gaar ahaan Ceelka Shabeele1.

Wasiiru dowlaha maamul wanaaga ee Dowladda Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan)ayaa sheegay in baarista shidaalka iyo heshiisyadii lala galay shirkadaha haatan ku sugan Puntland ay soo bilaawday dowladii hore ee Puntland oo uu hurmuudka ka ahaa Gen Cadde Muuse Xirsi wuxuuna sheegay in ay wax ka badaleen heshiiskii hore guulna ay ka gaareen.

Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) Wasiiru dowlaha maamul wanaaga ee Dowladda Puntland ayaa sheegay in laba Ceel laga qodayey Puntland kuwaas oo kala ah Shabeel1 iyo Shabeel2 wuxuuna sheegay in guul laga gaaray Ceelka Shabeel 1 lagana helay Shidaal xafladna dhawaan la qaban doono .

Hoos Ka Dhageyso Wasiiru dowlaha maamul wanaaga ee Dowladda Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan)

[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/jwk042qf95/gaashaan1.mp3]

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online