
(April 30, 2013)
Muqdisho :-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee DFS C/shakuur Cali Mire ayaa ka warbixiyey howlgalo ay ciidanka DFS ay maanta ka sameeyeen magaalada Muqdisho ,howlgalada ay cii Dadkii loo haystay dilkii Sh Dr Axmed xaaji C/raxmaan oo lagu fuliyey dil toogasho ah
(April 30, 2013)
Boosaaso:-Warar hadda ku soo dhacay xafiiska warqabadka ee Halgan.net ayaa sheegay in maanta dil toogasho ah lagu fuliyey ilaa 13 ka mid ah amniyaadka ururka Al-shabaab ayna ku jiraan ilaa 4 ka mid ah

(April 30, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale saaka lagu faafiyey mareegta aljahad. com oo ka mid ah mareegaha lagu faafiyey wararka urur weynaha Al-qacida Fatwo ay soo saareen qaar ka mid ah culimada ururka Al-sh Abu Mansuur Al-Amriki oo mar kale Twiiterka soo dhigay cabsho
(April 30, 2013)
Muqdisho:-Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abu Mansuur Al Amriki ayaa mar kale shalay soo dhigay bartiisa Twitterka qoraalo iyo cabasho ka dhan ah Al-Shabaab isaga oo ka warbixiyey dagaalo ka dhacay deegaa Afhayeenka dowllada Puntlland oo sheegay in shirka London aysan ka qayb geli doonin
(April 30, 2013)
Garoowe:-Afhayeenka dowllada Puntlland Libaax Joore ayaa si rasmi ah u sheegay in dowllada Puntlland aysan ka qab galin doonin shirka bisha May ka dhici doono magaalada London oo looga hadli doono arr

(April 29, 2013)
Qardho:-Howlgalo ay sameeyeen ciidanka Booliska ee magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa waxaa ay gacanta ku soo dhigeen lacago Faalso ah oo la soo galiyey magaalada Qardho. Taliyaha Boo

(April 29, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa galabta soo gabagabeeyey socdaal shaqo oo uu labo maalmood uu ku joogey magaalada

(April 29, 2013)
Garoowe:Wadahadaladii u dhexeeya madaxda Dowllada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh iyo madaxda dowllada Puntlland ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday maanta is afgarad

(April 29, 2013)
Garoowe:-Waxaa xalay ka dhacay xarunta madaxtooyada cusub ee dowllada Puntlland ee magaalada Garoowe casho sharaf loo sameeyey Madaxweynaha Dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud iyo wafd

(April 28, 2013)
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|