Darsigii Tafsiirka Qu,aanka Al-Baqara 199-209 Sheekh Cali Maxamed Saalax (Video)
(April 17, 2013)
Norway:- Waxaan idiin soo gudbineynaa darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sh. Dr.Cali Maxamed Saalax ee ka socday Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway.Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax aya

(April 17, 2013)
Boosaaso:-Nadwada cilmiga ah ee ka socota masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa caawa gashay habeen keedii 3aad Nadwadaan oo socota ilaa saddex maalmood ayaa waxaa loogu

(April 17, 2013)
Boosaaso:-Culimada diinta ee gobolka Bari oo todobaadyadii ugu danbeeyey wadey olole ballaaran oo bulshada lagu wacyi gelinayo, ayaa maanta aqoon is weydaarsi u qabtay qaar ka mid ah ardeyda wax ka ba

(April 17, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha ayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ka qeyb-galay munaasabadda maalinta dhir beerida Soomaaliyeed, oo lagu qabtay Xarunta Villa Soomaaliya. Munaasabdan ayaa wa

(April 17, 2013)
Boosaaso:-Dawladda Ingriisku waa dawlad awood dhaqaale, cilmi, siyaasad iyo mid ciidanba leh, waa dawlad leh sirdoon xirfad iyo qalab labada ku hubaysan, xagga kale waa dawlad kiristan ah, leh aragti

(April 17, 2013)
Garoowe:-Wafdi ka socda Midowga Yurub ayna horkaceyso agaasimaha Bariga iyo Koonfurta Afrika ee midowga Yurub Francesca Mosca ayaa maanta gaaray Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.Wafdiga ayaa waxa

(April 17, 2013)
Boosaaso:-Nabigu SCWS wuxuu ahaa ergay RAbbi inoo soo diray, macallin, murabbi, garsoore, madaxweyne, hoggaamiye ciidan. Wuxuu ahaa aabbe, walaal, zawj, qariib, daris iwm. Dhinac kale wuxuu la macaami

(April 17, 2013)
Nadwada cilmiga ah ee ka socota masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa caawa waxaa ay gashay habeenkii labaad, waxaana cinwaanka guud ee nadwadu uu sanadkan yahay “ Islaamka iyo Qabyaalada

(April 17, 2013)
Minneapolis:-Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo ee dowllada Puntland Dr. Saadiq Enow, ayaa ku sii jeeda dalka Maraykanka isagoo marka hore kulan la qaadan doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Minneapoli
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|