Diinlaawow, Ina ayaad tahay ? W/Q C/qaadir Cabdille Diini
(April 23, 2013)
Bulsho kasta oo jirtaa waxay leedahay dhaqan iyo waxay rumeysan tahay oo ay ilaashato, kuna bixiso naf iyo maalba waxay leedahay. Dhaqan kaas iyo waxa bulshadu rumeysan tahay ayaa diin u noqda, ha aha

(April 23, 2013)
Kenya:-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada waxaana uu markii ugu horeysay loo doortay wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Aamina Maxamed .

(April 23, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada Dowladda Somalia iyo Kuwa Midowga Africa ayaa saakay howlgal balaaran oo dhinaca amaanka ah ka bilaabay xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho. Ciidamada Booliska Somalia, kuwa na

(April 23, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta duhurkii gaaraya magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari Wafdi balaaran oo uu hogaaminayey u qaybsanaha Qaramada Midoobey gargaarka bini'aadanimo Somalia Philippe Lazzarini.

(April 23, 2013)
Muqdisho:-Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf baahsan oo ku dhex jira Ururka Islaax oo ka mid dhaqdhaqqyada Islaamiga ah ee ka jira dalka Soomaaliya khilaafkan ayaa in mudo ah soo jiitamayey waxaana uu

(April 23, 2013)
Finland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland gaar ahaan Helsinki in socdaal dacwadeed ay ku imaan doonaa dalka Findland taariikhudu marka ay tahay 27.04. Ciidanka AMISOM iyo Maamulka KMG ee Kismaayo oo miinooyin ka saaray xerada Congo
(April 23, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka howlgalo ay wada jir u wada sameeyeen ciidanka AMISOM iyo ciidanka Maamulka KMG ee magaalada Kis

(April 23, 2013)
Afmadow:-Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose oo mudo ka badan 5sano xirnaa ayaa shalay dib loo howlgaliyey ka dib markii maamulka Degmada oo kaashamaya ganacsatada deegaan Ciidanka Booliska ee magaalada Gaarisa oo in ka badan 100 qof xabsiga u taxaabay
(April 23, 2013)
Gaarisa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in ciidanka Booliska ee magaalada Gaarisa ay howlgal ballaaran xalay ka sameeyeen gudaha magaal Digtoor Bashiir Axmed dadkaa u baahane dooxiddiisu dow maaha W/Q Maxamed Nuur Shire
(April 23, 2013)
Nairobi:-Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad dadkaa u baahane dooxiddiisu dow maaha, waa qormo aan kaga faalloon doono sida Digtoorku muhiimka ugu yahay dadkiisa.Digtoor Bashiir waa kuma ? Digtoor Bashiir Ax
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|