Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntlland oo kulmay.[Video]
(May 30, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole garoonka diyaarada
Shirweynihii Masaajida iyo Maraakista UK oo ka dhacay Masjidka Al-Risaalah.[Daawo masawirada]
(May 29, 2013)
London:-Musa-sadda Al- Irshaad ayaa qaban qaabisay shir ay isugu yimaadeen culimo iyo ducaad Soomaaliyeed oo aad u tiro bada, kuwaas oo ka kala  yimid  magaalooyinka UK. Culumadaas iyo ducaadaas ay
Gudoomiyaha Baarlamaanka ma laha Bogaga Lagu Sameystay Magaciisa Waana Been Abuur
(May 29, 2013)
Muqdisho:-Mudooyinkan dambe waxaa si aad ah ugusoo badanayey baraha internetka gaar ahaanna baraha ay Bulshadu ku kulanto sida Facebook iyo Twitter shaqsiyaad iyagu adeegsanaya magacyada madaxda sare
Booliska Kenya oo lagu eedeeyay inay jirdileen, kufsadeen qaxooti Soomaali ah
(May 29, 2013)
Nairobi:-Booliska Kenya ayaa lagu eedeeyay inay jirdileen, kufsadeen ama ay u geysteen xadgudubyo kale ku dhawaad 1,000 qof oo qaxooti Soomaali ah.Xadgudubyadan ayaa dhacay intii u dhaxeysey bishii No
Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo u Baqoolay dalka Kenya
(May 29, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta u baqoolay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana uu uga sii gudbi doonaa dowlado ka tirsa IGAD. Madaxweyna
Beesha Xawaadle oo sheegtay in ay kalsoonidii kala noqday DFS (Daawo)
(May 29, 2013)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta kulan ay isigu yimaadeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka siyaasiyiinta, aqoonyahannada, sara
Puntlland oo eedeysay Madaxweynihii hore ee Puntlland Gen Cadde Muuse [War-saxaafadeed]
(May 29, 2013)
Garoowe:-Dowllad Puntland ayaa eedeyn kulul u soo jeedisay Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cade Muuse Xirsi Boqor waxayna ku eedeysay in uu qalaale siyasadeed iyo nabadgelyo xumo ka wado deegaanada
Wasiiro ka tirsanaa DFS oo loo fasaxay in ay gudaha u galaan Kismaayo
(May 29, 2013)
Kismaayo:Wararka naga soo garaay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubad Hoose ayaa sheegaya in 3 wasiir oo ku xayirnaa garoonka  diyaaradaha ee Kismaayo mudo dhan saddex cisho ah maanta loo fasa
Diyaarad nooca wax basaasa ah oo ku soo dhacday Duleedka Deegaanka Buulo-Mareer
(May 28, 2013)
Marka:-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca wax basaas ah ay ku soo dhacaday maanta duleedka degmada Buulo-Mareer. Guddoomiyaha
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(May 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowllada Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud oo maanta dib ugu laab tay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka warbixiyey shirkii Madaxda Midowga Afrika uu uga soo qayb galay mag

« Previous PageNext Page »