Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS oo sheegay in ay qabsadeen degaanka Awdiinle
(May 10, 2013)
Baydhabo:-Ciidamo ka tirsan AMISOM oo taageeraya ciidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Awdiinle oo ka tirsan gobolka Bay, kaasoo Baydhabo u jira 3
Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska DFS Jen C/xakiim Daahir oo xilka la wareegay
(May 10, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta xilka si rasmi ah ula wareegay Taliyaha cusub ee ciidamada booliska ee DFS Jen Cabdixakiim Daahir Saciid ka dib xaflad lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu xilka kala waree
Abu Mansuur Al-Amriki oo weli nool laguna baaqay in la badbaadiyo.[Akhri]
(May 10, 2013)
Muqdisho:-Fariin ku qoran luuqadda Carabiga oo uu soo diray nin magaciisa ku soo gaabiyey Abuu Yuusuf, lana soo dhigay web site ka Aljahad.com ayaa madaxda ururka Al-Qaacida ugu baaqay inay badbaadiya
Ku xigeenka xoghayaha QM oo sheegay in ciidanka AMISOM looga dilay Soomaaliya 3,000 oo askari
(May 10, 2013)
Muqdisho:-Ku xigeenka xoghayaha guud ee QM Jan Eliasson ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday khasaaraha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM soo gaaray laga soo bilaabo sannadkii 2007 markaas oo ay
Banaanbax ka dhacay magaalada Boosaaso iyo ciidanka PMPF oo kala ceyriyey
(May 10, 2013)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Banaanbaxa cabsho ah ay dhigayeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso gaar ahaan Xaafada