
(May 24, 2013)
Xudun:Bulshada ku nool Gobollada Sool & Sanaag Cayn ayaa dhawaanahaan danbe waxaa ay noqdeen gobollada dalka Soomaaliya ugu horeeya barshada dhinac diinta islaamka haddaba Magaalada Xudun oo haa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh.Maxamuud Shible (Dhageyso)
(May 24, 2013)
Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa maanta jeediyey Sh.Maxamuud Shible waxaana uu Sheekhu ka hadlay arimo kala duwan oo ay ugu muhiim san

(May 24, 2013)
Dowro ciwaankeedu yahay التحذير من المهلكات oo ay soo qababan qaabisay mu,asasada AL-KARAM ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa shalay ka bilaabantay hoolka jaamacada badar (Badar Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray caawa magaalada Addis Ababa
(May 23, 2013)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa caawa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana uu ka qeyb gali doonaaa munaasabad lagu xusayo 50 g Ciidamo ka socda dowlada Sierra Leone oo gaaray degmada Dhoobley
(May 23, 2013)
Afmadow:-Ciidamo ka tirsan dowlada Sierra Leone ayaa gaaray maanta Degmada Dhoobley ee gobalka J/hoose waxaana lagu sheegay tiradooda in ay gaarayaan ilaa 100 askari kuwaas oo hordhac u ah 850 oo as

(May 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika. Xafladan ayaa waxaa sidoo kale ka soo

(May 23, 2013)
Garoowe:-Waxaa shalay la keenay Maxkamadda Darajada Koowaad ee magaalada Garoowe gacan ku dhiiglayaashii dilay Alle ha u naxariistee Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax. waxaana tirada guud ee loo heysto dilk Saraakiil ka socda Hay’adda ICRC oo gaaray magaalada Kismaayo
(May 23, 2013)
Kismaayo:-Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose Saraakiil ka socda Hay’adda Laan qeybta Cas ee ICRC , wafdigaan ka socda Hay’adda ICRC ayaa markii ay gaareen magaa

(May 23, 2013)
London:-Booliska Britain ayaa toogasho ku dhaawacay labo nin isbitaal ayayna ku xiran yihiin iyadoo midkood ay xaaladdiisu aad u liidato kaddib markii ay raggaasi weerarka ku qaadeen askariga milateri Magaalada Gaarisa oo xalay lagu dilay 2 qof oo rayid ah.
(May 23, 2013)
Gaarisa:-Dabley Bastoolado ku hubeysan ayaa bartamaha magaalada Gaarisa waxay ku dileen 2 qof, iyadoona goobta falku ka dhacay ayan ka fogeyn xafiisyada dowladda ee magaalada Gaarisa. Ilaa iyo ha
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|