Al-Shabaab maxay ku qoonsadeen Sheekh Xasan Daahir Aweys [Dhagayso]
(August 15, 2013)
Baraawe:-Ilaa iyo intii ay ururka Al-shabaab ay ku khaarajiyeen degmad Baraawe ku xigeenkii ururka Al-shabaab Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaanay (Ibraahim Afgaani) iyo masuulkii Shuurada Ca
Golaha Wasiirada DFS oo ka hadlay go’aanka MSF iyo qodobo kale (War-saxaafadeed)
(August 15, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdo
Qarax geystay khasaaro kala duwan oo ka dhacay suuqa Bakaaraha
(August 15, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow qarax uu ka dhacay gudaha suuqa Bakaaraha gaar ahaan wadada labaad wuxuuna qaraxu ka dhacay meel aan ka fogeyn Shirkada
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka DFS oo gaaray magaalada Kismaayo
(August 15, 2013)
Kismaayo:-Xildhibaanno ka tirsan golaha baarlamanka DFS ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose xildhibaanada ayaa waxay kulamo la yeelan doonaan madaxada Maamulka J/l
Ciidanka Booliska Xasbahale ee Gobolka Nugaal oo qabtay nin ka tirsan Al-shabaab
(August 15, 2013)
Garoowe:-Ciidanka  Booliska Puntlland ee deegaanka Xasbahale ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa ay qabteen nin dhalin yaro ah oo isagu yimid degaanka ka dibna ay dadweynaha ku nool degaanka Xasbahale ay wa