Maxkamad ku taal dalka Masar oo Amartay in la sii daayo Madaxweynihii hore ee dalka Masar Husni Mubarak
(August 21, 2013)
Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa amartay in la sii daayey Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak oo loo heysto in uu amaray in la laayo dadweyne dhigayey Banaanbax iyo in uu ku dhaq
Khudbadii Madaxweynaha DFS ka jeediyey Xuskii Meles Zenawi.[Daawo Video]
(August 21, 2013)
Addis-Abba:-Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda ka qab galaysa xus loo sameeyey sanad ka dib dhimashadii Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowllada Itoobiya Meles Zenawi, Xuska
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland oo shir uga socdo dalka Itoobiya
(August 21, 2013)
Addis-Abba:-Waxaa magaalada Addis-Abba ee caasimada dalka Itoobiya ku sugan wufuud ka kala socoda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo maalmo ka hor soo gaaray dalka Itoobiya. Mada
Ciidanka Booliska Burco oo howl galo ku qabtay 4 dhalinyaro ah
(August 21, 2013)
Burco:-Ciidanka Booliska ee  magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay xalay ka fuliyeen magaalada howl galo waxaan ay qabteen ilaa 4 dhalinyaro ah oo ay uga shakisan yihiin in ay ka
Dulmigu ma daa’imo. W/Q: Sh. Fu’ad Maxamuud X. Nuur
(August 21, 2013)
Dunida intii Rabbi taagay dulmiguna wuxuu ka mid ahaa sooyaalka nolosha, waxaa hadba soo bixi jirey Qooqaa dadka ku tunta oo aan arxamin, laakiin muddo kaddib waa uu galban jirey taariikh duna waxay k
Ciidanka Bashaar Asad oo Hub Kiimiko ah ku xasuuqay shacabka Suuriya
(August 21, 2013)
Syria:-Ciidamada daacada u ah Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Asad ayaa goordhow hub kiimiko ah ku duqeeyey xaafada Jobar , Zamalka iyo Tarma waxaan halkaas ku dhintay in ka badan 150 qof waxaana