Barmaamij ku saabsan Xariga Sh Xassan Daahir Aweys Tv-SomaliChannel.[Daawo Video]

August 18, 2013 - Written by Editor

somalichannelMuqdisho:-Waxaa caawa ka baxay Tv-Somali Channel  barmaamij gaar ah oo lagu falan qeeyey Xariga Sh.Xassan Daahir Aweys oo xalay laga soo saaray xarunta nabadsugida oo uu ku xirnaa shirkana uu ka dhacy guri ku yaal magaalada Muqdisho. Sheekh Xassan Daahir Aweys  ayaa kulanka xarigiisa  looga hadlayey ayaa waxaa  ka qayb galay oo hogaaminayey dhinac dowllada Federaalka Soomaaliya wasiirka arrimaha gudaha, Saraakiil ka tirsanaa ciidankii Xoogga dalka Soomaaliya  sidda Gen Subxaanyo , odayaal dhaqan.

Sh Xassan Daahir Aweys  ayaa waxaa la hordhigay labad qodob oo kala ah:-

  1. In uu  ka baxo taageerida ururka Al-shabaab iyo oo hadda ka mid ah ururweynaha Al-qaacid.
  2. In colaad ka socota Soomaaliya uusan mar danbe qayb ka noqon gaar ahaan dagaalada ka socda Soomaaliya oo ay hogaaminayaan ururka Al-shabaab.

Dood dheer ka dib ayaa Sheekh Xassan Daahir Aweys uu sheegay in qodobadaas uu ka biyo diiday maadaama uu yahay qof aan xor ahayn  balse waxaa uu codsaday looyar u dooda iyo qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed loogu yeero si arrinkaas loogu bandhigo shareecadda Islaamka arrinkaas oo madaxdii shirk aka qayb gashay ay aqbaleen waxaan loo balamay kulamo kale.

Hoos ka Daawo barmaamijka looga hadlayo xariga Sh Xassan Daahir aweys

Source: Soomaalichannel.tv

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online