Boocame oo laga furay Machad loogu magacdaray Machadka Iimaamu Shaafici.[Masawiro]

August 11, 2013 - Written by Editor

Boocaame:-Waxaa Magaalada Boocame ee Gobolka Sool laga furay Markii Ugu Horasay Machad Loogu Magacdaray Machadka Iiimaamu shaafici Munaasabadii Lagu Furayay Machadkaas ayaa waxa Ka Soo qaybgalay Aqoonyahano Waxgarad Culimada Deegaanaka Booocame,Machadkan ayaa wxa Soo Dhaweeyay Guud ahaan Bulshada Deegaankaas, Ugu Horayn Waxaa Halkaas Kahadlay C\dirsaaq Maxamed Axmed oo yidhi Walaalayaal Waxaan Idiin sheegayaa in Maanta Aan Furidoono Machadkeena Boocame Markaa Halagu Dadaalo Sidii Loo Caawin Lahaa,Machadka Madaama Deegaan Keenu Balaadhan Yahay.

Munaasabadan ayaa waxa ka hadlay dad aad u badan oo waxa lagu soo dhaweeyay C\raxmaan Muuse Jaamac Oo ka ku hadlayay Madaxa Dhaqaalaha waxana hadaladiisi ka mid ahaa walayaal Machadkan dhaqaalihiisa Sanadkii Marka Laga reebo Dhismaha I waxaa ku baxaya kirada iyo macalimiinta Laguna Qiimeeyay Sanadkii 14,400 Doral Oo bishii U dhiganta 1,200 Dhaqaalahaas waxa uu ka minayaa oo nala garabaa dadkeena Deegaanka Boocame ee Jooga Boosaaso, Kuwa Laascaanood Jooga kuwa carabaha Jooga kuwa wadamada Reer Galbeedka jira markaa walayaal dhaqaalha Cida Laga Doonayaa Waa inaga Gaar ahaan waxaan Halkan Oga Maga Mahad Celinayaa walaalaha Reer Booce Qurbaha Jira Sida aya Deegaanka u Taageeraan.

no images were found

Waxaa halkaas ka hadlay Maamulaha Machadka Qaabka loo dhigan doono sheekh Maxamuud Maxamed warsame Machadkan waxaa soo gali kara marka aan ardayda qaadanayno Qofka waan imtixaamaynaa Haduu yahay Bilow waxa uuna qaabkiisu Noqonayaa araday Hoose kuwo Dhex Kuwo Sare Markaa Machadkan Dhaqaale Idin Kama Rabo.

Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay C\dirsaaq kuna hadlayay Afka Ganacsatada ee ka soo jeeda Deegaanka Boocame waxana Hadaladiisa ka mid ahaa, waxaan idin laheenahay soo dhawaada macahadka iimaamu shaafici aniga waxaan ka ganacsadaa Laascaanood.

Waxaa igu xodhan labo Machad Oo kuyaal Xudun Iyo Kalabaydh Sanadkasta Qalabka Abaal Marinta ayay Naga iibsadaan Xiliga Tartanak, Markaa Maanta Aad Baan Oaga Murugooday Dibudhaca Halkanka Jira walaalayaal Guud ahaan Deegaan Keena Laguma Qaban Tartankii Qur Aan Ka Arinkaas iyo Kan Maanta Aan U fadhino Ee Machadka Iimaamu Shaafici Yaan Cidna Laguhalayn,

Waxaa halkaas ka hadlay dad aad u tiro badan oo ka hadlay sidii Machadka dhisme loogu heli lahaa gaar ahaan hadda waxa lagu dhigayaa goob kiro ah una baahan Dhaqaaalo joogto ah oo macalimiinta loo siin lahaa mushaar fiican iyo dhaqaalo lagu dhiiri geliyo.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online