Ciidamada DFS oo howgalo ka sameeyey magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.

August 25, 2013 - Written by Editor

Baydhabo4Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in maanta howlgalo ay ciidanka DFS ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Baydhab. Ciidanka DFS ayaa saaka baaritaano iyo howlgalo ka sameeyey xaafadaha Isha iyo Berdaale ee Magaalada Baydhabo waxayna halkaas ku soo qabteen rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada DFS oo ay weheliyaan kuwa Nabad Suggida ayaa baaritaano ku sameeyey sidoo kale dukaamo iyo Bakhaaro ku yaal magaalada Baydhabo waxaana ay sheegeen in ay soo qabteen hub iyo walxaha Qarxa.

Sarkaal ka tirsan DFS G/sare Isaaq Cabdi oo ka mid ah saraakiishii DFS ee ku sugan Baydhabo ayaa saxaafada u sheegay in ay hub iyo walxaha qarxa ay soo qabteen isaga oo sheegay in howlgalada ay sii socon doonaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online