Ciidanka Bashaar Asad oo Hub Kiimiko ah ku xasuuqay shacabka Suuriya

August 21, 2013 - Written by Editor

Syria:-Ciidamada daacada u ah Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Asad ayaa goordhow hub kiimiko ah ku duqeeyey xaafada Jobar , Zamalka iyo Tarma waxaan halkaas ku dhintay in ka badan 150 qof waxaana ku dhaawacay ilaa 600 qof.

Xaalada ayaa ah mid aad u kacsan waxaana Tv Caalamka laga sii daayey Masawiro iyo Muuqaal aad u xanuun badan .

Ciidanka xorta ah ee dagaalka adag kula jira dowlada Suuriya ayaa xaqiijiyey xasuuqa iyo hubka sunta ah ee ciidanka Suuriya uu ku duqeeyey shacab u badan dumar iyo Caruur.

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online