Ciidanka Melatariga ee dalka Masar oo xoog ku galay Masjidka Al-Fatax [Video]

August 17, 2013 - Written by Editor

sawirQaahira:-Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan melatariga ay bilaabeen in ay xoog ku galeen Masjidka Al-Fatax. Ciidanka ayaa Rasaas iyo Bambaanooyin ku ridaya gudaha masjidka AL-Fatax oo ay gudahiisa ku sugan yihiin boqolaal rayid ah oo taageersan madaxweynihii Maxamed Mursi. Masjidka Al-Fatax oo ay ku hareereysan yihiin ciidanka Masar ayaa waxaa gudahiisa yaal 66 meyd iyo dhaawac tiro badan.

Hoos ka Daawo Askarta oo dadka shacabka ah laynaya


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online