Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka digay in beesha laga dhex abuuro Colaad.[Video]

August 31, 2013 - Written by Editor

SONY DSCGaraad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Issimad waaweyn ee Gobollada Sool , Sanaag iyo Cayn kana mid ahaa Issimadii wax ka yagleelay maamulka Puntlland ee hadda jira isagoo ku sugan Sarmaayo ayaa waxaa uu maanta waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-SomaliChannel uga hadlay imaanshaha Madax weyne ku xigeen Puntlland ee degmada Taleex iyo shirar ka dhici lahaa degmada Taleex .

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Puntlland Gen.Cabdisamad Cali Shire uu yahay nin u dhashay degaanka Taleex uuna imaan karo isagoo uu sheegay in uu u yimid degaanka in uu wax ka xaliyo khilaaf iyo mad madow soo kala dhex galay beesha uu ka dhashay.

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in uu jiro shir ayh yeelan doonaa beesha Ugaaryahan oo lagu turxaan bixin doono madmadawoga jira si beeshu ay iskugu duub naato. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa ka digay in beesha degta gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka fogaadaan wax walba oo dhex dooda ka dhalinkara khilaaf iyo dagaalo laga dhex huriyo isagoo ugu baaqay isku duubni.

Hoos ka Daawo waraysiga Garaad Saleebaan Garaad Maxamed uu siiyey SomaliChannel

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online