Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaabi Wassunnah oo munaasabada Ciid Alfidriga tahniyad dirtay

August 7, 2013 - Written by Editor

Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaabi Wassunnah oo munaasabada Ciid Alfidriga tahniyad u dirtay muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed بسم الله الرحمن الرحيم، الحمد لله رب العالمين، وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه Jamaacada Al-ictisaam Bilkitaabi Wassunnah waxay ummadda muslimiinta ugu tahniyadaynaysaa munaasabada Ciid Alfidriga ee barakaysan, waxayna Ilaahay ka baryaysaa inuu Ciidaan teeda kale ummadda ku gaarsiiyo nabadgalyo, iimaan iyo barako.

Sidoo kale jamaacadu waxay shacabka Soomaaliyeed ugu tahniyadaynaysaa munaasabada Ciid Alfidri, waxayna ugu baaqaysaa toobad suuban, inay dadaal dhab ah galiyaan isu raadinta iyo midaynta bulshada, ayna iska tuuraan loolanka muddada dheer ka dhexsocday. Ilaahayna waxaan ka rajeynaynaa inuu arrintaas xaqiijiyo, ummaddayadana ugu kaalmeeyo.

Wabillaahi Altowfiiq

Sh. Axmed C/samad
Guddoomiyaha Golaha Fulinta

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online