Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo ku sii jeeda Taleex

August 26, 2013 - Written by Editor

jenGaroowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Gen. Cabdisamad Cali Shire, oo uu hogaaminaya wafti  balaaran  ayaa saaa ku sii jeeda magaalada Taleex oo ah  magaalo taariikhi ah kana mid ah magaalooyinka ugu facweyn Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Gen. Cabdisamad Cali Shire ayaa sheegay in safarkiisa uu u saabsan yahay baaq uu jeediyey Garaad Saleebaan oo ah in beesha Ugaaryahan ay shir iskugu yimaadaan si beesha ay aayaheeda uga tashadaan una turban bixiyaan madmadowga soo kala dhex galay siyaasiyiinta beesha.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Gen. Cabdisamad Cali Shire iyo Saraakiil la socda ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Taleex waxaan ay kulamo la qaadan doonaa Waxgaradka ku dhaqan magaalada Taleex.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online