Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday Xerada Ciidanka Daraawiishta ee Degmada Taleex.[Masawiro]

August 29, 2013 - Written by Editor

SONY DSCTaleex:-Wafdi uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa saaka waxaa uu booqasho ku tegay xerada ciidanka daraawiishta Puntlland ay ku leeyihiin duleedka magaalada taariikhiga ah ee Taleex.  Wafdiga saaka madaxweyne ku xigeenka Puntland ku weheliyey socdaalkiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Taliyaha ciidanka daraawiishta Puntlland ee degmada Taleex G/lle dhexe Cali Diiriye Faarax Cali Bale iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntlland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamed Cali Shire ayaa waxaa uu salaam ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntlland oo ku sugnaa duleedka magaalada Taleex,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdi samed Cali Shire oo hadal kooban u jeediyey ciidanka ayaa waxaa uu uga mahad celiyey sidda ay ugu howlan yihiin difaac Puntlland iyo sugida amaanka isagoo ku booriyey in waajibaadkooda ay si wanaagsan u gutaan kana fogaadaan wax walba oo wax u dhimi kara jiritaankooda.

no images were found

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamed Cali Shire iyo wafdiga la socoda oo ay ku jiraan Xilidhibaano , saraakiil ciidan ayaa maalintii 4aad waxaa ay ku sugan yihiin magaalada Taleex isagoo kulamo goono gooni ah la qaatay waxgadaradka iyo bulshada qaybaheeda kale duwan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online