Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]

August 27, 2013 - Written by Editor

jenTaleex:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo shalay soo gaaray degmada Taleex oo ah magaalo taariikhi ah  ayaa waxaa yy waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir isagoo ka waramay socdaalka safarkiisa iyo wax uu u jeedadiisu yahay.Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa sheegay inta ay joogaan  degmada Taleex in ay la kulmi doonaa Madaxda dhaqanka oo uu ugu horeeyo Garaad Saleebaan, Guddoomiyaha degmada Taleex, iyo Axmed Karaasha oo ka mid ah Madaxweynayaasha Khaatumo xil wasiir nima ka soo qabtay maamulka Puntlland.

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa sheegay in uu la kulmi doono masuuliyiinta Khaatumo oo uu ugu horeeyo Axmed Karaasha oo uu sheegay in aysan wax badan ku kala duwanayn ayna ka wada hadli doonaa  amaanka iyo nabadgelyada gobolka.

Hoos ka Dhagayso Waraysiga Radio Daljir la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland

[audio:http://k002.kiwi6.com/hotlink/unnzd55zno/waraysi_daljir.mp3] ama Halkaan ka dhagayso

Source codka waxaa leh Radio Daljir
Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online