Rabigaaga Caabud Ilaa Ay Yaqiintu Kaaga Timaado Sh Maxamed Umal (Daawo)

August 13, 2013 - Written by Editor

Sh UmalNairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo leh oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya Ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha Muxaadaradiisa ugu magac daray “Rabigaaga Caabud Ilaa Ay Yaqiintu Kaaga Timaado” Sheekh Maxamed  Cabdi Umal ayaa aad ugu booriyey dadweynaha Soomaaliyeed ee Muslinka ah in sii xoojiyaan cibaadada iyo kheyrkii ay soo guteen bisha Ramadaan.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Rabigaaga Caabud Ilaa Ay Yaqiintu Kaaga Timaado Sh.Maxamed Cabdi Umal

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online