Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo soo gaaray magaalada Garoowe

August 19, 2013 - Written by Editor

pl&BangiGaroowe:-Sarkaal sare oo ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta waxaa ay soo gaareen magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland. Hugh Riddell oo ka tirsan Bangiga aduunka ayaa saaka kulan la qaatay madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyo qaar ka tirsan golahiisa wasiirada. Madaxda Puntland iyo Hugh Riddell ayaa waxay ka wada hadleen qaabkii loo hormari lahaa kaabayaasha dhaqaale ee Puntland Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka maaliyada ee Puntland ,wasiirka Qorsheynta ,wasiirka waxbarashada ,wasiirka Caafimaadka ,wasiirka xanaanada xoolaha iyo wasiirka beeraha ee Puntland.

Wafdiga ka socda Bangiga Adduunka oo uu hogaaminayo Hugh Riddell ayaa gogol xaar u ah booqasho uu ku imaan doono Puntland guddoomiyaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim oo la filayo isbuuca soo socda.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2013
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online