
(October 16, 2013)
Kampala:-Waxaa maantay si weyn looga Ciiday Magaaladda Kampala ee Caasimada Dalka Uganda iyadda oo dadka Muslimiinta ah ku nool ay aroortii hore saakay u soo baxeen wadooyinka waa weyn ee caasimadda.

(October 16, 2013)
Hiiraan:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ka tirsan ciidanka AMISOM aysan marna kala bixi doonin dalka Soomaaliya ilaa inta ay dib u soo noqoney

(October 16, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland . Wafdiga Madaxweynaha ayaa markii ay ka soo dageen Puntland oo sheegtay inay heshay xog la xiriirta weeraro ay damacsan yihiin Al-shabaab
(October 16, 2013)
Garoowe:-Wasiirka amniga Puntland, Gen.Khaliif Ciise Mudan oo saxaafada kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in ay ogaadeen xog ah in ururka Al-shabaab ay qorshaynayaan in ay Puntland

(October 16, 2013)
Muqdisho:- Agaasimayaal iyo Wakiilo ka kala socda qaar ka mid ah Wasaaradaha kala duwan ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kula yeeshay garoonka diyaaradaha Muqdisho diblomaasiyiin Madaxweynaha Puntlland oo ku soo jeeda magaalada Garoowe
(October 16, 2013)
Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa la filayaa maanta in uu dib ugu soo laabto magaalada Garowe ee caasimada Puntlland ka dib safaro shaqo oo mudo ka badan bil uu ugu maqn
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|