Raisulwasaaraha DFS oo kulan la qaatay ku xigeenka xoghayaha guud ee QM Jan Eliasson
(October 26, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka xoghayaha guud ee Q/midoobay Jan Eliasson, waxayna ka
Wafdi uu horgaaminayo Ambassador Andrea Mazzela oo maanta soo gaaray Garowe
(October 26, 2013)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Ambassador Andrea Mazzela ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Dowlada Puntland waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan dowlada Puntland. Wa
Ciidanka Dowlada Fereaalka oo xiray Idaacadii Shabelle ee Magaalada Muqdisho
(October 26, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xoog gudaha ugu galay guriga  Idaacada Shabeelle ka dib markii amar uu ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ee DFS. Idaacada Shabell
Sheekh Axmed Cabdisamad oo booqday Sheekh Shariif C/nuur Shariif Xassan
(October 26, 2013)
Mecca:-Waxaa Xalay booqasho ugu tegay  Sheekh Shariif C/nuur Shariif Xasan (Alle ha xafidee) Sh Axmed Cabdisamad  isagoo ku booqday gurigiisa oo ku yaal xaafadda Qasaala ee magaalada Makka Almukarra
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo kulan la qaatay ku xigeenka QM Jan Eliasson
(October 26, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Jan Eliasson, oo ah ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, isagoo k
Maamulka Mu’asasada Al-minhaaj oo kulan xog is waydaarsi ah xalay ku qabtay Boosaaso.[Masawiro]
(October 26, 2013)
Maamulka Mu’asasada Alminhaaj ayaa xalay soo qaban qaabiyay kulan ay iskugu yimaadeen maamulka Mu’sasada iyo  waxgarad ,ducaada ,ganacsata Odayaasha dhaqanka  iyo Ardayda wax ka barata magaalada
Tahniyad ku socota Sheekh Cabdiraxmaan Cismaan Cumar
(October 26, 2013)
London:-Halkan waxaan uga dirayaa Tahniyad diiran Sh Cabdiraxmaan Cismaan Cumar iyo Maryan Cabdiraxmaan Cismaan oo wiil ugu dhashay magaaladda Birmingham ee cariga Ingiriiska, Waxaan Allaah SWT uga ba
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr Ahmed Daahir Aways (Dhageyso)
(October 25, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sh Dr Ahmed Daahir Aways alaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay khudbadii maanta Cabsida Alle iyo Raje
Mid ka mid ah raggii ka badbaaday qorshihii lagu dilay Al-amriki oo la wareystay[Dhagayso]
(October 25, 2013)
Baardheere: Waxaa mar kale lagu faafiyey Rasminews waraysi ay diyaarisay  Mu’assasada Zaylaci lana yeesheen mid ka mid ah raggii ka badbaaday maalintii Al-shabaab ay dileen Abu Mansuur Al- Amriki
Madaxweynaha DFS oo qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika
(October 25, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in C

« Previous PageNext Page »