
(March 31, 2014)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qabridaharre waxaana uu Sheekhu iyo wafdi culumo ah oo socdaalka ku weheliyey ay ka soo ambabaxeen magaalada dha Maamulka Jubba oo taageeray maamulka 3 Gobol ee Koonfur Galbeed.[Dhagayso]
(March 31, 2014)
Kismaayo:-Maamulka KMG ee Jubba ayaa saaka waxaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa uu ku soo dhaweeyey doorashada madaxweynaha 3 gobol ee Koonfur galbeed Soomaaliya, oo 27 bishaan lagu doortay maga

(March 31, 2014)
Nairobi:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaan xaafada Islii ayaa sheegaya in ay ka dhaceen labo qarax kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.Warar hor d

(March 31, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa Markii ugu horeysay si wadajir ah uga bilaawday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug howlgal lagu adkeynayo amniga magaalada Gaalkacyo oo ay si wada jir ah ciidamo Boolis ah Madaxweynaha DFS oo kulamo kala duwan leh Waxgarad Baydhabo
(March 31, 2014)
Baydhabo:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay dhinacyadda isku haya magaalada Baydhabo kuwaas oo labo Maamul goballeed uga dhawaaqay magaalada Baydhabo. Madaxwe

(March 31, 2014)
Garoowe:-Wasiirka Amniga Puntland Xassan Cismaan Aloore iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Gen.Muxyadiin Axmed Muuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay

(March 31, 2014)
Muqdisho:-Safiirka dowladda Talyaani ee Soomaaliya , Mr Andrea Mazzella iyo Wasiirka Maaliyadda , Xuseen Cabdi Xalane , ayaa maanta waxaa ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku qaabileen ilaa 20 Furayaasha guusha W/Q: C/llaahi Sh. Xambali Xaaji C/Suldaan
(March 31, 2014)
بسم الله الرَّحمن الرَّحيم الـحَمْدُ للَّـهِ رَبِّ الـعَـالـَمِـيـنَ، عَـلَى فَـضْـلِـهِ وَإِحْـسَـانِـهِ

(March 31, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay kulan aan caadi ahayn oo Golaha baarlamaanka Puntland ay uga doodayaan Miisaaniyadda dowladda

(March 31, 2014)
Garowe:-Dawlada Puntland waxay soo dhawaynasaa doorashadii sidda nabadgelyada ah ku dhacday ee loogu doortay in uu H.E Maxamed Xaaji Cabdinuur noqdo Madaxweynaha maamul goboleedka cusub ee Koonfurta G
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|