Afhayeenka AMISOM oo ka carooday waraysi uu bixiyey Askari ka tirsanaa Ciidankooda[Dhagayso]
March 12, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Afhayeenka Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Askari ka tirsan ciidamada howlgalka AMISOM ee dalka Burundi oo dhowaan sheegay in aysan dhab ka aheyn madaxda AMISOM inay xidida u siiban Ururka Al Shabaab. Waxaa kale oo uu ka hadley Afhayeenka AMISOM waxa uga qorsheysan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Somalia degmooyinka ay ururka Al-shabab kala wareegaan. Halkaan ka eeg waraysi uu bixiyey Askari ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM
Waraysi arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
Source:VOA