Afhayeenka AMISOM oo ka carooday waraysi uu bixiyey Askari ka tirsanaa Ciidankooda[Dhagayso]

March 12, 2014 - Written by Editor

afhayeenMuqdisho:-Afhayeenka Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Askari ka tirsan ciidamada howlgalka AMISOM ee dalka Burundi oo dhowaan sheegay in aysan dhab ka aheyn madaxda AMISOM inay xidida u siiban Ururka Al Shabaab. Waxaa kale oo uu ka hadley Afhayeenka AMISOM waxa uga qorsheysan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Somalia degmooyinka ay ururka Al-shabab kala wareegaan. Halkaan ka eeg waraysi uu bixiyey Askari ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM

Waraysi arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.


Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online