
(June 13, 2014)
Birmingham:-Alxamdulillaah maanta waraysi qiimo badan oo meelo badan taabanayay laguna soo dhoweynayay bisha Ramadaan ee barakaysan ku casuunay barnaamijkii Fataawa - Somsattv, Sh Ahmed Nuur oo ah G

(June 13, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsa Radio Halgan “Manhaj Anbiyada ee Dacwada Sh Bashiir Axmed Salaad”[Dhamaad]
(June 13, 2014)
Garoowe:- Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sh Bashiir Axmed Salaad waxaan uu ugu magacdaray Manhaj Anbiyada ee Dacwada, runtii waa muxaadaro aad looga faa'iidayo qo

(June 13, 2014)
Garoowe:-Waxaa Masjidka Al Hudaa ee Magaalada Garoowe lagu soo GabaGabeeyay muxaadaraadkii taxanaha ahaa ee uu Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaan xalay Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]
(June 13, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Xassan Ibraahim Ciise, wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada Salaad oo ah Tiirka 2aad ee

(June 13, 2014)
Sarmaanyo:-Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeed 2013-2014 ee Machadka Imaam NAWAWI ayaa waxaa lagu qabtey 12/06/2914 Magaalada Sarmaanyo ee Gobolka Sool oo kaga beegan Waqooyi Bari ee Magaalada

(June 13, 2014)
Buuhoodle:-Ardayda dhigata Machadka Al-furqaan magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxa u soo gaba- gaboobay imtixaankii sanad dugsiyeed ka 2013-2014 kaas oo ayaamahanba ka socday xarunta machadka ee galbe

(June 13, 2014)
Waa run oo ninna nin kale meel uguma xirna laakiin hadalkaani ma aha hadal cilmi iyo caqli midna ku dhisan; waayo amarka Rabbigeen ku baxshay in kitaabka iyo sunnada loo noqdo mid la mid ah ayuu ku ba
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|