Baaq ku wajahan Muslimiinta Denmark oo ku aadan Soonka Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)
(June 27, 2014)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa caawa la soo xiriiray Halgan.net isaga oo ka hadlay in maalinta birito ay tahay soon ama la dhameystirayo bisha shacbaan .Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa si gaar ah ba Qaar ka mid ah Xaqiiqooyinka Sayniseed ee Islaamka (Some of the scientific truths of Islam) Part 1
(June 27, 2014)
W/Q: Dr. Warfa Abdi Mohamed (Garweyne), former lecturer in Hydrogeology and Groundwater scientist. Waxaan qormadaan u hibeeyey kuna xasuusanayaa shiikheennii qaaliga ahaa Cabdulqaadir Nuur Faarax

(June 27, 2014)
Garoowe:-Wasiirka cadaalada iyo arrimaha diinta ee dowladda Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa caawa shaaciyey in aysan maalinta beri ah aysan ahayn Ramadaan balse ay bisha shacbaan la dhamaystir Sh Umal oo sheegay in Bishii Ramadaan laga arkay Kenya.[Daawo]
(June 27, 2014)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya agaar ahaan magaaada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in dalka Kenya laga arkay bishii sidaas darteedna ay muslimi

(June 27, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee maanta Kullan kula qaatay Magaalada Nairobi Madaxwaynaha Dalk Kenya Uhuru Kenyatta. Kullanka uu Madax

(June 27, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Taariikhud markay ahayd 24-06-2014 ka dhacey Hoolka 2 aad ee Macadka Alfurqaan-Lasanod- Xaflada Qalin Jebineed , iyo Sagootin Dufadii 4 aad ee Hablaha Dhameeye Macadka Alfurqaa ee M

(June 27, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan Gaar ah Dalka Kenya kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliye Amb. Nicholas Kay.

(June 27, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa khudbadii jimaha ee maanta waxa uu uga hadlay axkaamta Soonka. Sheekha, ayaa faahfaahin ka bixiyey ugu horreyn dadka uu ku waajibay soonka, isagoona si c

(June 27, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyad

(June 27, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dowro cilmiyeed loo qabtay ardayda ku dhaqan magaalda gaalkacyo, iyadoo ay u fariisteen imtixaankii ugu dambeeyay
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|