Muxaadaraadkii Sh Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa e Garoowe (Daawo)
(June 12, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Garoowe waxaa uu ka jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoona la wiidiiyey su'aalo fara badan oo uu Shikhu ka jawaa

(June 12, 2014)
Gaalkacyo:-Maanta oo taariikhdu tahey 14 Shacbaan, 1435H kuna began 12 June, 2014, waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu soo gaba gabeeyay Dowro u socotey Ardeyda Dugsiyada Sare ee D Radio Halgan “Qaadka iyo Dhibaatadiisa”Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso+Tijaabo)
(June 12, 2014)
Garoowe :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay waxaa uu maxaadaro ka jeedinayay magaalada Garoowe gaar ahaan masjidka weyn ee Al- Huda. Maxaadarada waxaa uu Sheekh uga hadlay Tahriibka iyo dhibaatooyink

(June 12, 2014)
Stockholm:-Waxaa caasimada Sweden ee Stockholm ku soo dhamaaday shir ay soo qabanqaabisey Wasaarada arimaha dibada ee dalka Sweden kaas oo diirada lagu saarayay fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee Soom Puntland oo ka hadashay qabsashadii ciidanka S/land ee Degmada Taleex
(June 12, 2014)
Garoowe:-War-Saxaaafadeed ka so baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ay ka go'an tahay in ay difaacdo xuduudaha dhulkeeda waxaan warsaxaafeedkaan uu ku soo beeg mayaa xili saacaddo

(June 12, 2014)
Taleex:-Wararka naga soo gaaraya degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegay ciidamo ka socda Somaliland ay weerar ku soo qaadeen magaalada Taleex xili magaalada uu ka socday Shirka Khaatumo 3 oo be

(June 12, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka waxaa uu booqasho ku tegay Jaamacada bariga Afrika farceeda magaalada Garowe wuxuuna sheekhu la kulmay Boqolaal ardayda ah oo wax ka dhigta Jaamacada Bariga Ra’iisulwasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(June 12, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay shir ay isigu yimaadeen madaxada Urur goboleedka bariga

(June 12, 2014)
Addis Ababa:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay labada Ra’

(June 11, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa oo taariikhdu tahay 11/06/2014 waxaa uu habeenkii saddexaad galay maxaadarooyinkii taxanaha ahaa ee uu ka jeedinayay magaalada Garoowe gaar ahaan masjidka wey
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|