Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.
(June 27, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee maanta Kullan kula qaatay Magaalada Nairobi Madaxwaynaha Dalk Kenya Uhuru Kenyatta. Kullanka uu Madax
Dufcadii 4aad oo ka qalin jebisay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood‏[Masawiro]
(June 27, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Taariikhud markay ahayd 24-06-2014 ka dhacey Hoolka 2 aad ee Macadka Alfurqaan-Lasanod- Xaflada Qalin Jebineed , iyo Sagootin Dufadii 4 aad ee Hablaha Dhameeye Macadka Alfurqaa ee M
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Amb. Nicholas Kay.[Masawiro]
(June 27, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan Gaar ah Dalka Kenya kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliye Amb. Nicholas Kay.
Sh. Shibli oo maanta kaga hadlay Khudbadii Jimcaha Axkaamta Soonka [Dhageyso]
(June 27, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa khudbadii jimaha ee maanta waxa uu uga hadlay axkaamta Soonka. Sheekha, ayaa faahfaahin ka bixiyey ugu horreyn dadka uu ku waajibay soonka, isagoona si c
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobay
(June 27, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyad
Dowro diini ah oo lagu soo gabagabeeyey magaaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.[Masawiro]
(June 27, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dowro cilmiyeed loo qabtay ardayda ku dhaqan magaalda gaalkacyo, iyadoo ay u fariisteen  imtixaankii ugu dambeeyay
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Camay oo Garowe kaga qayb galay Xuska 26-ka Juun.[Masawiro]
(June 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland ahna siihayaha xilka Madaxwaynaha Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Cumar Camay ayaa Magaalada Garowe maanta kaga qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
(June 26, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u
Faah-faahin Dagaal ka dhacay Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan
(June 26, 2014)
Buulo-burte:-Wararka ka imaanaya degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iska horimaad uu dhexmaray ciidamada DFS kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab waxaana uu iska horimaadk
Diyaargarowga Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(June 26, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.

« Previous PageNext Page »