
(March 15, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-3-2015 si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha labaad ee dib u eegida Waxbarashada Dawladda Puntla Madaxweynaha S/land Oo Isku Shaandhayn Ku Sameyey Mar kale Golaha Wasiirada S/land
(March 15, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Silaanyo ayaa mar kale isku shaandheyn ku sameeyey golahiisa wasiirada wuxuuna magacaabay sidoo kale Agaasimayaal Iyo masuuliin ka tirsan Hay'addaha Madax

(March 14, 2015)
Stockholm:-Waxaa 07 March 2015 ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden shir lagu daahfuray Kafaalo Magazine (KM) 2015 oo ay maalgalisay xawaalada Amal Express. Shirkaan oo ay ujeedadiisa ugu wey

(March 14, 2015)
Muqdisho:-Waxaa Wasaarada Xanaanada Xoolaha,Dhirta & Daaqa ay uga mahadcelinaysaa Dowlada Sacuudi Careebiya go,aanka Taariikhiga ee ay dhawaan ku gaartay inay Joojisey keenista dalkeeda ee dhuxush Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad)
(March 14, 2015)
Norway:- waxaa dhawaan si live ah u soo gali doona Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhrin doona darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Max

(March 14, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa kala diray Golaha adeega Garsoorka DFS waxaana wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya wareegtada ayaa u qorn

(March 14, 2015)
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-3-2015 Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Ge Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal iyo C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo (Dhageyso)
(March 14, 2015)
Lusaka :-Shabakada Radiohalgan.net ayaa idiin soo gudbineysa maanta dhamaan muxaadaraadkii ay Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo. Laba Sheekha ayaa dhaw

(March 14, 2015)
Muqdisho:-Taliska Ciidamada Booliska DFS ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay rag ay ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay Howlgallo Ciidamada ay ka fuliyeen wadada warshadaha ee

(March 14, 2015)
Muqdisho, March 13, 2015…Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo oo qaatay ku dhowaad laba asbuuc ku joogay gobolka Galgaduud, ayaa maanta soo gabagabe
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|