
(April 19, 2015)
Boosaaso:-Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Magaalada Boosaaso ayaa gashay habeenkeedii 5aad, Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Dhibaatooyinkii ay shiicadu ku samaysay d

(April 19, 2015)
Boosaaso:-Kulan cimiyeed sakay loogu qabtay ardayda jamacada bariga Afrika oo ka dhacay hoolka shirarka ee jamacada Dr C/qaadir Maxamed Cabdala.Ugu horayn ayaa kulanka waxaa lagu furfurtay ayaad ka mi Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(April 19, 2015)
Norway:- Waxaa haatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax

(April 19, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maalintii labaad galay shirka looga hadlayo amaanka qaaradda Afrika ee ka soconaya magaalada Bahar-daar ee dalka Ethiopia , waxaana maanta khudubado kala duwan ka jeediyey madaxdii ka

(April 19, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubaland Sheekh Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey waqtiga rasmiga ah oo ay dhici doonto doorashada hoggaanka barlamanka Ju

(April 19, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General, C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar usoo xiray saraakiil dhameysatay tababar layli sarkaal ah, waxana munaasabadda oo ka dhacday xerad

(April 19, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-4-2015 xarunta PDRC ee Garoowe uga qeyb-galay shir Hay’adda Mas
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|