Ardayda Machadka Caafimaadka ee Sool Institute oo Imtixaankii u Fadhiistay‏.[Masawiro]

April 13, 2015 - Written by Editor

9Laascaanood:-Ardayda wax ka barata Machadka caafimaadka ee magaalada laascaaanood ee xarunta Gobolka Sool Intistute of Heath Sceince ee gobolka Sool ayaaa saaka soo gaba gabeeyey imtixaankii Lix bilaha ahaa ee Ardayda sanadkii kowaadaa ee kalkaaliyaaysha .  Imtixaankan
oo ahaa mid ay galaan ardayda lixdii biloodba mar ayaa lagu qiimee yaa heerka ardayga iyo dhicbaha laga doonayo guud ahaan Semterka ay dhigtaan lixdi biloodba mar si ay ugu gudbaan heerarka ka sareeya fasaladooda.

Imtixaankan oo ay u fadhsiiteen qaybaha kale duwan ee fasalada machadkani ayaa ku so gabagaboobay siddii loogu tala galay iyadoo ardaydu ay jawi degan ku dhamaystay Imtixaankani . Maamulaha Guud ee Machadka Caafimaadka ee Sool Intistute
of Heath and Sceince Marwo Zam Zam Ducaale Muuse ayaa ka warantey xaalada Waxbarasho Iimtixaaneed ee machadkani iyadoo sheegety in machadkani uu bulshada ka haqab tiray baahiyo baan oo dinaca waxbarashada caafimaadka .

Marwo Zam Zam Ducaale Muuse waxay sheegety in imtixaankani loogu gol lahaa sidii ardaydu u gudan lahaaayeen amaanadii loo dhiibay oo ah wixii ay soo barteen bilihii u danbeeyeyee ay macallimiintoodu u dhigeen . Machadka caafimaadka oo magaalada laascaanood laga aas aasey 12-06-2008 iyado Ilaa waagaa ay wax ka baranayeen arday badan , halka dhismaha machadkuna uu ahaa mid kiro ah bale iminka ay degen yihiin dhisme cusub oo dhawaan loo dhisay machadkani .

Sagaaal sano oo uu machadku shaqeynayey waxaa ka qalin jabiyey 119 arday oo shan dufcadood kala ahaa sanadadii 2011, 2012 , 2014 iyo 2015 .

no images were found

Mawliid Isma Haradiggeed
Laascaanood Sool Somalia

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online