Bus ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha QM oo lagu qarxiyey Garoowe (Masawiro)

April 20, 2015 - Written by Editor

rugsanGaroowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in goor dhow qarax lala beegsaday gaari bus ah oo ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha xarunta Qaramada Midoobey ee Garowe.

Qaraxa ayaa horey loogu sii xiray gaari bus ah ay lagu qaado shaqaalaha xarunta Qaramada Midoobey ee ka howl gala magaalada Garowe wuxuuna qaraxa ku dhintay 8 qof oo 3 ka mid ah yihiin Soomaali qaraxa ayaa  ka dhacay maqaaxida rugsan.

Ciidamada Amaanka ee magaalada Garoowe ayaa soo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay iyaga oo xiray wadooyinka .Dadka ku dhaawcmay qaraxa ayaa waxaa loo qaaday Isbiraalka magaalada Garoowe.

no images were found

Wararkii ugu danbeeyey oo ay heshay Halgan net ayaa sheegaya in buska ay la socdeen qaar kamid ah shaqaalaha xarunta Qaramada Midoobey uu isku dhex qarxiyey mid ka mid ah shaqaalaha waxaan taas xoojinaya in gaariga uu qaraxu saameeyey saqafka kore ee buska .

Qaraxan ayaa ah kii ugu horreeyey noociisa oo ka dhaca magaalada Garowe wixii faahfaahin ah kala soco Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online